Jimicsiga Gacanta

Kabka ama Qaliinka Jabka Gacanta kadib waxaa muhiim ah in Bukaanku sameeyo Physiotherapy si shaqadii gacanta loo soo celiyo. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta, wareejinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://www.youtube.com/watch?v=BuNUGL5cVlM Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka. Waxaa… Continue reading Jimicsiga Gacanta

Wacyigelin Bahda Caafimaadka

Bahda Caafimaadka waxay laf dhabar u yihiin Caafimaadka Bulshada balse waxay qaar badan oo kamid ah ilaaween nafsadooda halisna ugu jiraan xanuuno jirka iyo kuwo maskaxda ah. Hadaba maxaa la gudboon Xirfadlayaasha Caafimaadka si ay u helaan Caafimaad jir iyo mid maskax ahba? Daawo Video ga uu Dr.Sayid uga hadlayo arintan. https://youtu.be/dkuNIexNjaE?si=xqkPgQCXPIrY0B5k Fadlan hadii aad… Continue reading Wacyigelin Bahda Caafimaadka

Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Masoo kacday subax adigoo qoorta ku xanuuneyso dhinacna aadan fiirin karin; Inkastoo waxyaabo kala duwan ay keeni karaan laakiin mida ugu badan waa Muruq qoorta kujira oo adag (spasm). Xalka muruqana waa Jimicsi iyo Xanuun baabi’iye. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://youtu.be/dsSnvEvLNGU Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka.… Continue reading Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Jimicsiga Cumaamcumta

Kabka ama Qaliinka Jabka Qaybta hoose ee lafta Gacanta gaar ahaan wax yar ka kor Kala goyska Cumaacumta waxaa lala xiriiriyaa in kala goysku adkaado hadii uusan bukaanku Jimicsi xili fiican iyo si sax ah u sameynin. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka… Continue reading Jimicsiga Cumaamcumta

Tilmaamaha Bukaanka (Qaliinka kadib)

Tilmaamahan waxaa loogu tala galay bukaanka Qaliin galay ee biro la geliyay.  Fadlan raac hadii ay jiraan Tilmaamo dheeri ah oo uu Dhakhtarka ku siiyay. Qaliinka kadib: Bukaanka sariirtiisa ayaa lagu celiyaa iyadoo Gacanta ama lugtii la qalay badanaa kab la saaro ama shakaal lagu xiro. Qaliinka kadib, Saacadaha hore wuxuu bukaanka dareemi karaa labo labo… Continue reading Tilmaamaha Bukaanka (Qaliinka kadib)

Tilmaamaha Bukaanka (Qaliinka kadib)

Tilmaamahan waxay isugu jiraan kuwo Guud, looguna tala galay bukaanka Qaliin galay iyo kuwo u gaar ah Bukaanada laga qalay Anqawga ka kor ee biro la geliyay.  Fadlan raac hadii ay jiraan Tilmaamo dheeri ah oo uu Dhakhtarka ku siiyay. Qaliinka kadib: Bukaanka sariirtiisa ayaa lagu celiyaa iyadoo lugta la qalay badanaa kab la saaro. Qaliinka… Continue reading Tilmaamaha Bukaanka (Qaliinka kadib)

Tilmaamaha Bukaan socodka ee Isbitaalka

Bukaano badan ayaa is weydiiya markey Isbitaalka aadayaan: Intee ka bilaabaa? Meeqa Saac tagaa? Maxaa horay u qaataa? Meeqo saac ayay igu qaadanee? Meeqo lacag ah ayaa igu baxeysa? iyo Su’aalo kaloo badan. Waxaan shaki ku jirin in bukaanka iyo bukaan la socodkaba uu kujiro walwal kaasoo ay sabab u tahay Xanuunka haaya iyo Su’aalaha… Continue reading Tilmaamaha Bukaan socodka ee Isbitaalka

Su’aal & Jawaab: Commission-ka lakala qaaato bahda Caafimaadka ma Xalaal baa?

Walaalayaal sida aan wada ognahay, bahda Caafimaadka sida Dhakhaatiirta, Umulisooyinka, Sheybaariistayaasha iyo nuucyada kale qaybo kamid ahba waxay kala qaataan Commission kaasoo ku imaada siyaabo kala duwan sida in Bukaano u baahan Baaritaan ama Qaliin ama uun Adeeg caafimaad qayb kamid ah; hadaba wada shaqeynta nuucaas ah oo ku saleysan wax iisoo dir waxaasna qaado, 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲… Continue reading Su’aal & Jawaab: Commission-ka lakala qaaato bahda Caafimaadka ma Xalaal baa?

Khudbada Jimcaha: Laylatul Qadr & Zakatul Fitr (5 April 2024)

Alhamdulilah Walaalayaal, Allihii nagu soo gaarsiiyay dhamaadka Ramadaan Caafimaad iyo cibaado.𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐞𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:إنا أنزلناه في ليلة القدر ، وما أدراك ما ليلة القدر ، ليلة القدر خير من ألف شهر ، تنزل الملائكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر، سلام هي حتى مطلع الفجر𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝟐𝟕-𝐤𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐢𝐝 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨… Continue reading Khudbada Jimcaha: Laylatul Qadr & Zakatul Fitr (5 April 2024)

Khudbada Jimcaha: Ducada & Muhimadeeda (29 March 2024)

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐞𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:دْعُوا رَبَّكُمْ تَضَرُّعًا وَخُفْيَةً ۚ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الْمُعْتَدِينَRabigiina barya idinkoo isku duleynaya, qarsanaya, aaminsana Alle kaligiisnimadiisa iyo inuu idinka Aqbalayo.Walaalayaal waxaan gali rabnaa Tobankii danbe ee bisha barakeysan ee Ramadaan, Bishii ducada, Salaada, Quraanka, Sadaqada iyo dhamaan Acmaasha wanaagsan.𝐃𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐫𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚… Continue reading Khudbada Jimcaha: Ducada & Muhimadeeda (29 March 2024)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.