Kabka ama Qaliinka Jabka Qaybta hoose ee lafta Gacanta gaar ahaan wax yar ka kor Kala goyska Cumaacumta waxaa lala xiriiriyaa in kala goysku adkaado hadii uusan bukaanku Jimicsi xili fiican iyo si sax ah u sameynin.
Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta iyo awooda wax qabashada gacanta.