Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka (JAAOS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan Jan 2025, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (Jan 2025)
