Xanuuno badan ayaa garbaha ku dhaca balse badankooda waxay u baahan yihiin jimcsiyo looga hortagaayo inuu xanibmo dhaqdhaqaaqa garabka
Inkasto ay xanuuno badan dhabarka ku dhacaan balse 90% dhabar xanuunka ma ahan mid ka imaada xanuuno waaweyn waxaana ku filan Jimicsi dhabarka ah iyo xanuun baabi’iye fadud. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo.
Caga hurka iyo Cirba Xanuunka waxay ka md yihiin xanunada ugu badan ee isbitaalada loo tago, hadaba daawo Video ga hoose oo ah Jimicsi fudud oo aad gurigaaga ku samayn karto
Jimicsigan waxaa loogu tala galay bukaanada ka jabay Kala goyska Cumaacumta (Wrist).
WhatsApp us
