Antibaayootic ma u qaadan karaa Lafa xanuun

Lafa xanuun waa xaalad qofka ay qayb kamid ah lafaha ama lafaha korka dhan ay xanuunayaan; waxyaabo kala duwan ayaana sababa. (Fadlan daawo Video-ga hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo) https://youtu.be/du8xkDBDqGQ Fadlan sidoo kale Aqriso Xanuunka Tiibishada Lafaha oo uu Dr.Sayid maqaal dheer ku sharxayo. Fadlan booqo Qaybaha kale ee Su’aalaha ugu badan ee bukaanadu is… Continue reading Antibaayootic ma u qaadan karaa Lafa xanuun

Protected: Login

There is no excerpt because this is a protected post.

Hinari

Hinari Access to Research for Health Programme was set up by the World Health Organization and major publishers to enable developing countries to access collections of biomedical and health literature.  There are up to 15,000 e-journals and up to 60,000 online books available to health institutions in more than 10 countries. Hinari is part of Research4Life, the… Continue reading Hinari

Dr.Sayid Publications

Dr.Sayid waa Cilmi baare qoray kana qayb galay Cilmi baarisyo kala duwan oo isugu jira Qaliinka lafaha iyo Caafimaadka guud kuwaas oo dhamaantood lagu daabacay joornaalo Caalami ah; Fadlan ku Dhufo Linkgan si aad dhamaan u aqrisato Cilmi baaris yada Dhakhtarka. Dr.Sayid ResearchGate Profile Dr.Sayid Google Scholar Profile Fadlan booqo Xogta Dhakhtarka ee Dr.Sayid oo… Continue reading Dr.Sayid Publications

Ma rabtaa inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga

Ma tahay Arday Caafimaad ama Dhakhtar daneynaya inuu kor u qaado aqoontiisa helana shahaadooyin Caalami ah; hadii ay jawaabtaadu haa tahay waxaa diyaari kartaa imtixaanada sida USMLE iyo MRCP kuwaas oo aqoontaada kaabaya hadii aad gashana kuna baastid heleysid shahaadooyin xoojinaya shahaada Bachelor ka ee Jaamacadaada sidoo kalana kuu fududeynaya helintaanka Takhasuska gaar ahaan wadamada… Continue reading Ma rabtaa inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga

Medical Students

Hadii aad tahay Medical Student waxaa halkan ka heleysaa xogo Caafimaad oo ku anfacaya ee Fadlan raac Linkyada kala duwan ee hoose. Shantan Website ee hoose waa kuwo ugu badan ee ardada Caafimaadka isticmaalaan: Balse inta aan Shanta Webste u gudbin Ma jeceshahay inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga sida USMLE, MRCP iyo kuwa la mid ka… Continue reading Medical Students

Adeegyada Dhakhtarka

D.Sayid wuxuu khibrad fiican u leeyahay lana tacaalaa: 1.     Qaliinka Lafaha jaban sida gelinta biraha gudaha & biraha banaanka 2.     Qaliimada Infekshanka Lafaha 3.     Qaliinka Toosinta Lafaha Qalooca 4.     Qaliimada Burooyinka Lafaha 5.     Durida Cirbadaha ee Kala goysyada 6.    Kabida lafaha Jajaban  Faldan booqo boga koowaad kadibna dooro qaybta adeegyada si aad faahfaahin dheeri qayb kasta uga heshid

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.