Clinical Guidelines

Clinical Practice Guidelines waa Evidence Based Recommendations laga sameeyo Cilmi baarisyo looguna tala galay in bahda caafimaadka ay u isticmaalaan go’aan qaadashada iyo daaweynta bukaanka.

F.G: Dhamaan Guidelines ka halkan kujira waa kuwo laga soo kala aruuriyay Ururada ugu waaweyn ee Guidelines ka sameeya; Xuquuqda Guidelines-kana iyaga ayaa leh.

Dhamaan Guidelines ka iyo documents ka kale ee Link-gan kujira waa kuwo ay leeyihiin British Orthopedic Association (BOA) iyo NICE.

Fadlan sii aqri

 

Guidelines kan waxaa kamid ah

  1. New Surviving Sepsis Guidelines
  2. Updated Comprehensive Heart Failure Guideline
  3. Updates on GERD Management

Fadlan sii aqri 

Guidelines kan waxaa dajiyay American Heart Association & American Stroke Association.

Fadlan halkan ka aqriso Guideline ka 

Guidelines kan waxaa tii ugu danbeysay ee Heart Failure Management

Fadlan halkan ka aqriso Guideline ka 

Waxaa halkan kujira in ka badan 50 Guideline kala duwan.

Fadlan halkan ka aqriso Dhamaan Guidelines ka 

Pediatric Supracondylar Humeral Fractures waxay ka mid yihiin jababka ugu badan ee ku dhaca ilmaha 10ka sano ka yar iyadoona jabkaan lala xiriiriyo complications hadii aan si fiican loo kabin ama loo qalin.

Fadlan halkan ka aqriso 

One of the most common complications following any surgery is infection. Surgical Site Infections sidee looga hortagaa sideena loo manage gareeyaa.

Fadlan halkan ka aqriso 

One of the most common complications following any surgery is infection. Surgical Site Infections sidee looga hortagaa sideena loo manage gareeyaa.

Fadlan halkan ka aqriso 

This is a Summary of Evidence based guidelines for the Management of ACL Injuries

Fadlan halkan ka aqriso 

Bukaano badan ayaa imaada isbitaalka iyagoo qaadanaya daawooyinka dhiig karka, gaaska, xanuun baabi’iye iyo kuwo kale oo badan; Guidelines kan waxay kuu sahlayaan sidii aad u xalin lahayd daawooyinkaas qaliinka kahor.

Fadlan sii aqri

In ka badan 80% Caruurta ayaa u nugul inay qaadaan Jaundice taasoo u baahan in xili hore la aqoonsado lana daaweeyo si loo yareeyo khatarta caafimaad oo ay ugeysan karto ilmaha gaar ahaan maskaxdooda.

Fadlan sii aqri

In badan oo ka mid ah bulshada ayaa qaba Xanuunka Carpal Tunnel Syndrome (CTS) oo ah Cadaadis ku imaada Median Nerve marka uu marayo Carpal Canal. Guideline kan waxay kuu hageysaa sidii loo diagnose gareyn lahaa loona daaweyn lahaa CTS.

Fadlan sii aqri

Jabka ka imaada awooda lafta oo daciifta kuna badan dadka da’da waaweyn iyo kuwa lafahooda jilcan yihiin wuxuu kamid ah Dhibaatooyinka maalin laha ay arkaan Dhakhaatiirta Lafaha, Hadaba Akhriso Guideline-kan ay Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Mareykanka u diyaariyeen sidii loo Manage gareyn lahaa Jabka nuucaas ah.

Fadlan sii aqri

Guideline kan waa 2021 AHA/ACC/ASE/CHEST/SAEMS/SCCT/SCMR Guideline for the Evaluation and Diagnosis of Chest pain.

Fadlan sii aqri

DDH wuxuu ka mid yahay xanuuno ku badan new born ka haidii early la detect gareeyana ay fududahay management giisa hadiise screening ama early detection aan la sameyn uu sababi karo lifelong complications ama disability

Fadlan sii aqri

Osteoarthritis of the Knees waa mid kamid ah xanuunada ugu badan haduusanba ahayn kan koowaad ee dadka waaweyn u tagaan isbitaalada; hadaba maxaa la gudboon dhakhtarka, maxaase cadeyn loo haayaa waxyaabaha badanaa daily practice ka la sameeyo.

Fadlan sii aqri

Guideline kan oo loogu tala galay Approach ka Anaemia in the Perioperative Pathways waxaa sameeyay Center for Perioperative Care, UK.

Fadlan sii aqri

Guideline kan waxaa 2023 sameeya British Society for Children’s Orthopedic Surgery (BSCOS)

Fadlan sii aqri

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.