Khudbada Jimcaha: Laylatul Qadr & Zakatul Fitr (5 April 2024)

Alhamdulilah Walaalayaal, Allihii nagu soo gaarsiiyay dhamaadka Ramadaan Caafimaad iyo cibaado.𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐞𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:إنا أنزلناه في ليلة القدر ، وما أدراك ما ليلة القدر ، ليلة القدر خير من ألف شهر ، تنزل الملائكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر، سلام هي حتى مطلع الفجر𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝟐𝟕-𝐤𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐢𝐝 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨… Continue reading Khudbada Jimcaha: Laylatul Qadr & Zakatul Fitr (5 April 2024)

Khudbada Jimcaha: Ducada & Muhimadeeda (29 March 2024)

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐞𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:دْعُوا رَبَّكُمْ تَضَرُّعًا وَخُفْيَةً ۚ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الْمُعْتَدِينَRabigiina barya idinkoo isku duleynaya, qarsanaya, aaminsana Alle kaligiisnimadiisa iyo inuu idinka Aqbalayo.Walaalayaal waxaan gali rabnaa Tobankii danbe ee bisha barakeysan ee Ramadaan, Bishii ducada, Salaada, Quraanka, Sadaqada iyo dhamaan Acmaasha wanaagsan.𝐃𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐚𝐢𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐛𝐚𝐫𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚… Continue reading Khudbada Jimcaha: Ducada & Muhimadeeda (29 March 2024)

Khudbada Jimcaha: Asbaabaha Janada lagu galo (22 March 2024)

𝐒𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐚𝐬𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐥𝐨 maxaa yeelay qofkii Sooma oo uga faaideysta bisha saalad iyo cibaado asigoo ilaahey ajar iyo danbi dhaaf uga raadinaya, Allah wuu u danbi dhaafaa. Qofkii danbi dhaafka Allah helana waa liibaanay.𝐒𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐥𝐨 𝐰𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:1. Sababaha lagu galo Janado waxaa… Continue reading Khudbada Jimcaha: Asbaabaha Janada lagu galo (22 March 2024)

Khudbada Jimcaha: Dilka Qof Muslim ah (16 Feb 2024)

Ilaahey wuxuu dhahay: وَمَنْ يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًاWalaalayaal Maalmahaan waxaa batay in si fudud la isku dilo, qoys qoys kale dilo, aano qabiil la isku dilo welibana si naxariis daro ah oo islaanimada ka fog cadaabna ah la isku dilo.Ilaahey wuxuu leeyahay 𝐐𝐨𝐟𝐤𝐢𝐢 𝐝𝐢𝐥𝐚… Continue reading Khudbada Jimcaha: Dilka Qof Muslim ah (16 Feb 2024)

Khudbada Jimcaha: Joojinta Xumaanta (13 Oct 2023)

Ilaahey wuxuu dhahay:كُنْتُمْ خَيْرَ أُمَّةٍ أُخْرِجَتْ لِلنَّاسِ تَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَتَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِDiinteena waxay xoojisay in Xumaatada (Fuxshiga), Dulmiga iyo waxa lamidka ah aan reebno.Nabigeena SCW ayaa maalin maalmaha kamid ka mid ah usoo galay xaaskiisa Zeinab asigoo naxsan markaas buu wuxuu ku dhahay Carab halaag baa u sugnaadaay” markaas bey xaaskiisa ku tiri “ ma… Continue reading Khudbada Jimcaha: Joojinta Xumaanta (13 Oct 2023)

Khudbada Jimcaha: Dhibaatada Falastiin ka jirta (20 Oct 2023)

𝐍𝐮𝐱𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐊𝐡𝐮𝐝𝐛𝐚𝐝𝐚:Shacabka Falastiin waa dad dulman oo Naftooda, Dhulkooda, Maalkooda iyo Sharaftooda lagu soo duulay ugana baahan umada Muslimiinta inay u gar gaaraan sida uu Allah yiri:وإن استنصروكم في الدين فعليكم النصر إلا على قومبينكم وبينهم ميثاق والله بما تعملون بصيرIyo sida uu yiri Nabigeena SCW marka uu ka hadlaaye sida ay isugu damqadaan xiliga… Continue reading Khudbada Jimcaha: Dhibaatada Falastiin ka jirta (20 Oct 2023)

Khudbada Jimcaha: Qanaacada (22 Sep 2023)

ولَا تَتَمَنَّوْا مَا فَضَّلَ اللَّهُ بِهِ بَعْضَكُمْ عَلَى بَعْضٍ لِلرِّجَالِ نَصِيبٌ مِمَّا اكْتَسَبُوا وَلِلنِّسَاءِ نَصِيبٌ مِمَّا اكْتَسَبْنَ وَاسْأَلُوا اللَّهَ مِنْ فَضْلِهِ إِنَّ اللَّهَ كَانَ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمًاBani’aadamka mar kasta waxay jecelyihiin waxa ay haystaan iyo wax kabadan inay sii helaan iyadoo ay ugu daran tahay marka ay sii weynaadaan.Ma fiiriyaan kuwa ka liitaan oo mar… Continue reading Khudbada Jimcaha: Qanaacada (22 Sep 2023)

Khudbada Jimcaha: Qabriga (27 Oct 2023)

Dhamaanteen waxaa booqanay Qabri oo dad aan jecelnahay, ehel, asxaab ayaan wax kasoo aasnay ama Janaazo ayaa ku dukanay ee 𝐌𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐚𝐚 𝐪𝐨𝐟 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐬 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐇𝐚𝐧𝐭𝐢𝐝𝐢𝐢 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚, 𝐊𝐢𝐛𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢, 𝐅𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢, 𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐢𝐢, 𝐐𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐮𝐮𝐧 𝐥𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐛𝐫𝐢𝐠𝐚.Waa MAYA, waxa kaliya ee dhamaan u haray waa Camalkoodii (Wixii ay… Continue reading Khudbada Jimcaha: Qabriga (27 Oct 2023)

Khudbada Jimcaha: Dhagarta (6 Oct 2023)

Ilaahey wuxuu dhahay:“وَلَا يَحِيقُ الْمَكْرُ السَّيِّئُ إِلَّا بِأَهْلِهِ”من السنن الكونية أن المكر السيء يحيق بأهله Oo micnaheedu yahay Dhagarta iyo khiyaanada ma dhibto ilaa qofka ka Khudabada waxaa Shiiqa Tusaalooyin usoo qaatay qisooyin badan oo Quraanka kusoo aruuray sida qisadii Nabi Saalax ay qowmkiisa dhagreen, qisadii reer Banii Israail ee Nabi Ciise, Nabi Yuusuf sida… Continue reading Khudbada Jimcaha: Dhagarta (6 Oct 2023)

Khudbada Jimcaha: Roobka (10 Nov 2023)

Ilaahey wuxuu dhahay:‎وَهُوَ الَّذِي يُنَزِّلُ الْغَيْثَ مِنْ بَعْدِ مَا قَنَطُوا وَيَنْشُرُ رَحْمَتَهُ وَهُوَ الْوَلِيُّ الْحَمِيدُIlaahey Naxariistiisa iyo Nimcooyinkiisa ayay kamid tahay Roobka kaas oo dadka, dhirta, dhulka iyo Xayawaanka dhamaan ay ku barwaaqsadaan.Nabigeena SCW wuxuu nagula dardaarmay in Xiliga abaarta aan Allah ka barino Roob xiliga roobka da’ayana aan ku duceysano: ‎اللَّهُمَّ صَيِّبًا نَافِعًا𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐧𝐨𝐨𝐠𝐚… Continue reading Khudbada Jimcaha: Roobka (10 Nov 2023)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.