Jimicsiga Gacanta

Kabka ama Qaliinka Jabka Gacanta kadib waxaa muhiim ah in Bukaanku sameeyo Physiotherapy si shaqadii gacanta loo soo celiyo. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta, wareejinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://www.youtube.com/watch?v=BuNUGL5cVlM Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka. Waxaa… Continue reading Jimicsiga Gacanta

Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Masoo kacday subax adigoo qoorta ku xanuuneyso dhinacna aadan fiirin karin; Inkastoo waxyaabo kala duwan ay keeni karaan laakiin mida ugu badan waa Muruq qoorta kujira oo adag (spasm). Xalka muruqana waa Jimicsi iyo Xanuun baabi’iye. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://youtu.be/dsSnvEvLNGU Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka.… Continue reading Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Jimicsiga Cumaamcumta

Kabka ama Qaliinka Jabka Qaybta hoose ee lafta Gacanta gaar ahaan wax yar ka kor Kala goyska Cumaacumta waxaa lala xiriiriyaa in kala goysku adkaado hadii uusan bukaanku Jimicsi xili fiican iyo si sax ah u sameynin. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka… Continue reading Jimicsiga Cumaamcumta

Dhabar Xanuun Kabaabyo la socoto (Sciatica)

Inkastoo 90% dhabar xanuunku ka imaado Murqaha ama Seedaha dhabarka oo adkaada hadana waxaa jiro waxyaabo kale oo dadka qaar dhabar xanuunkooda lala xiriiriyo mid kamid ahna waa cadaadis fuula Neerfayaasha ku shaqa leh dareenka iyo awooda lugaha iyo qaarka danbe. Neerfaha ugu badan ee Cadaadiska carjo ama laf iyo wax lamid ah saarmaan waa… Continue reading Dhabar Xanuun Kabaabyo la socoto (Sciatica)

Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka

Video-gan waa Wacyiglein uu Dhakhtarka Lafaha uga hadlayo Dhibaatooyinka ay Lafaha iyo Murqaha u geystaan Daawooyinka loo yaqaano Steroids-ka gaar ahaan dadka mudada dheer qaata . Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo halista & Faa’idada ay Daawooyinkan kuu leeyihiin inta aadan iska qaadan; Xasuusnaaw Daawooyinkan ma ahan nuuca farmashiya inta la tago la… Continue reading Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka

Jimicsiga Dhabarka ee Carjada soo baxday (Lumbar Disc Herniation)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan Dhabarka hadana xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka badankooda ku dhaca una tagaan Isbitaalada waa Carjadii u dhaxeysay La-Dhabarta oo booskeedii kasoo baxday kadibna cadaadisa Neerfaha (Disc Herniation). Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga, talo buuxdana kuu siiyo, Jimicsiga kugu haboona laguugu… Continue reading Jimicsiga Dhabarka ee Carjada soo baxday (Lumbar Disc Herniation)

Jimicsiga Sinta (Hip Stretching Exercise)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan Sinta hadana xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka waaweyn waxaa ka mid ah Tightness (Adeeg ama Ciriiri) ay Murqaha iyo Seedaha sinta noqdaan kaasoo lagu xaliyo Jimcisi. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga, talo buuxdana kuu siiyo, Jimicsiga kugu haboona laguugu tilmaamo.… Continue reading Jimicsiga Sinta (Hip Stretching Exercise)

Dhamaan Jimicsiyada (All Other Exercises)

https://www.youtube.com/watch?v=4vk3i22z3Kohttps://youtu.be/kyEF16tBBxohttps://youtu.be/pHGq4Rh0e7ohttps://www.youtube.com/watch?v=was4RtzpfJshttps://www.youtube.com/watch?v=6jHsraw2NIkhttps://www.youtube.com/watch?v=j42sLnoMkrAhttps://youtu.be/GfVZ_j2or3Uhttps://youtu.be/_RN3AVn2ovMhttps://www.youtube.com/watch?v=4vk3i22z3Ko&t=94shttps://www.youtube.com/watch?v=2VuLBYrgG94https://www.youtube.com/watch?v=3JJayVC0-20https://www.youtube.com/watch?v=Mh_x-FFJ_4khttps://youtu.be/dsSnvEvLNGUhttps://www.youtube.com/watch?v=hdNgTjiJcfEhttps://www.youtube.com/watch?v=eRCE501w0-shttps://www.youtube.com/watch?v=xXsUexaQEp0https://youtu.be/BSO6OkWzZy0https://www.youtube.com/watch?v=Nkb_PCMBA40 Waxaa la Qoray April 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera Xuquuqda Video-ga waxaa leh Link-yada laga soo qaatay Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad… Continue reading Dhamaan Jimicsiyada (All Other Exercises)

Jimicsiga Qoorta (Cervical Disc Herniation)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan qoorta balse xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka waaweyn waxaa ka mid ah xanuun ay carjadii u dhaxeysay laf dhabarta qoorta ay soo baxdo kadibna cadaadiso neerfayaashii xangulaha ka baxayay. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo. https://www.youtube.com/watch?v=IOKNxhzJ1Tg Waxaa… Continue reading Jimicsiga Qoorta (Cervical Disc Herniation)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.