Jadwalka

Dr.Sayid wuxuu Maalmaha Sabti ilaa Khamiis ka howl galaa Isbitaalka Horseed 8am (Subaxnimo) ilaa 4:30pm (Galabnimo).

Subixii 8:30am ilaa 12:30pm (duhurnimo) waa Xiliga Bukaan Socodka 

Galabtii 1:30pm ilaa 4:30pm (Galabnimo) waa Jawaabaha iyo Bukaanada Cusub 

Maalmaha Isniinta iyo Talaadada Dhakhtarku wuxuu galaa Qaliimada iyadoo sidoo kale bukaan socodka loo adeegayo xiliyada qaliinka ka hor, inta u dhaxeysa iyo kadib.

Si aad balan uga qabsato Dhakhtarka Lafaha, Fadlan booqo halkan. 

Waa kuma Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.