Bahda Caafimaadka

Waxaan halkan bahda Caafimaadka (Dhakhaatiirta & Ardada Caafimaad ka)idin kula wadaagayaa xogo caafimaad oo isgu jira kuwo guud iyo kuwo la xiriiro qaliinka lafaha. Waxaa inshalah si joogto ah halkan uga heli kartaan articles kii ugu danbeeyay ee journals ka ugu waaweyn caalamka qoreen anigoo link yada articles ka halkan idiin soo gelin doona.

Waxaa si toos ah u booqan kartaa journals ka adigoo ku dhufanaya magaca journal ka aad rabto ama: 

  1. Hadii Institution kaagu leeyahay user iyo password Hinari ah waxaa kuu fiican inaad gasho Hinari kaidbna aad kasii gasho journal ka aad rabto si aad free ugu aqrisato article ka aad rabtid
  2. Hadii aad rabto inaan aqrisato latest articles, fadlan kudhufo latest articles
  3. Hadii aad daneyneyso inaad aqriso Articles ka Dr.Sayid uu qoray, fadlan ku dhufo Dr.Sayid Publications.
  4. Hadii aad tahay Arday Caafimaad booqo linkga Medical Students
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.