Su’aal & Jawaab: Commission-ka lakala qaaato bahda Caafimaadka ma Xalaal baa?

Walaalayaal sida aan wada ognahay, bahda Caafimaadka sida Dhakhaatiirta, Umulisooyinka, Sheybaariistayaasha iyo nuucyada kale qaybo kamid ahba waxay kala qaataan Commission kaasoo ku imaada siyaabo kala duwan sida in Bukaano u baahan Baaritaan ama Qaliin ama uun Adeeg caafimaad qayb kamid ah;
 
hadaba wada shaqeynta nuucaas ah oo ku saleysan wax iisoo dir waxaasna qaado, 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚?
Waxaa halka kusoo attach gareeyay laba Jawaab oo ay kakala bixinayaa arintan laba sheikh oo midna yahay Soomaali midka kalana yahay Carab; waxayna labaduba isku raaceen inay arintaasi tahay Xaaraan..
Sidoo kale ila arag, Fal Celinta Asxaabta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada mar aan Social media ah arinta ku Post gareeyay (ku dhufo halkan).

Ciwaano la xiriira

Waajibaadkan iyo Balan qaadyadan hoose ayaa ah kuwo laga rabo Dhamaan Xirfadlayaasha Caafimaadka si loo ilaaliyo Xurmada iyo Xaqa Bani’aadamka

Fadlan sii Aqri

Qaybtan waxaad ka heleysaa Dhamaan Articles ka Guud iyo kuwa Bahda Caafimaadka la xiriira ee uu qoray ama soo aruuriyay Dr.Sayid

Fadlan sii Aqri

Waxaa la Qoray

June 2023

Updated: June 2024

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Baraarujin: Allaha nagu anfaco waanada oo na waafajiyo Xaqa meel kasta oo aan joogno. Aamiin.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.