Jimicsiga Gacanta

Kabka ama Qaliinka Jabka Gacanta kadib waxaa muhiim ah in Bukaanku sameeyo Physiotherapy si shaqadii gacanta loo soo celiyo.

Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta, wareejinta iyo awooda wax qabashada gacanta.

Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga.

Waxaa la Qoray

April 2026

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Horseed

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.