Tilmaamahan waxaa loogu tala galay bukaanka Qaliin galay ee biro la geliyay. Fadlan raac hadii ay jiraan Tilmaamo dheeri ah oo uu Dhakhtarka ku siiyay. Qaliinka kadib: Bukaanka sariirtiisa ayaa lagu celiyaa iyadoo Gacanta ama lugtii la qalay badanaa kab la saaro ama shakaal lagu xiro. Qaliinka kadib, Saacadaha hore wuxuu bukaanka dareemi karaa labo labo… Continue reading Tilmaamaha Bukaanka (Qaliinka kadib)
