Daaweynta Xanuunada Dhabarka

Daaweynta Xanuunada Dhabarka

Dhabark Xanuunka wuxuu kamid yahay Cudurada ugu badan oo ay bukaanada lafaha ugu tagaan dhakhaatiirta lafaha. Xanuunada Dhabarkana waxay isugu jiraan kuwa ka imaada Murqaha dhabarka, Lafaha, Cadaadis fuula Neerfayaasha kasoo baxa Laf dhabarta, Infekshano iyo Xanuuno kale.

Dr.Sayid wuxuu la tacaalaa bukaanadan asigoo isticmaalaayaa Baaritaano iyo Daaweyn isugu jirta La talin, Jimicsi iyo Daawooyin.

Wax ka ogaaw oo aqriso wacyigelinadan ku saabsan Kala goysyo xanuunka iyo Lafaha oo Jilca ama Booqo qaybta Video yada si aad Wacyigelin badan uga bogatid.

Waa kuma Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.