Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Masoo kacday subax adigoo qoorta ku xanuuneyso dhinacna aadan fiirin karin; Inkastoo waxyaabo kala duwan ay keeni karaan laakiin mida ugu badan waa Muruq qoorta kujira oo adag (spasm). Xalka muruqana waa Jimicsi iyo Xanuun baabi’iye.

Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga.

Waxaa la Qoray

July 2024

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Xuquuqda Video-ga waxaa leh Virtual Hand Care

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.