Jimicsiga Gacanta

Kabka ama Qaliinka Jabka Gacanta kadib waxaa muhiim ah in Bukaanku sameeyo Physiotherapy si shaqadii gacanta loo soo celiyo. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta, wareejinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://www.youtube.com/watch?v=BuNUGL5cVlM Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka. Waxaa… Continue reading Jimicsiga Gacanta

Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Masoo kacday subax adigoo qoorta ku xanuuneyso dhinacna aadan fiirin karin; Inkastoo waxyaabo kala duwan ay keeni karaan laakiin mida ugu badan waa Muruq qoorta kujira oo adag (spasm). Xalka muruqana waa Jimicsi iyo Xanuun baabi’iye. Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. https://youtu.be/dsSnvEvLNGU Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka.… Continue reading Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis)

Jimicsiga Cumaamcumta

Kabka ama Qaliinka Jabka Qaybta hoose ee lafta Gacanta gaar ahaan wax yar ka kor Kala goyska Cumaacumta waxaa lala xiriiriyaa in kala goysku adkaado hadii uusan bukaanku Jimicsi xili fiican iyo si sax ah u sameynin. Jimicsiyadu way badan yihiin laakiin waxaa ugu muhiimsan laabista, fidinta iyo awooda wax qabashada gacanta. Fadlan hoos ka… Continue reading Jimicsiga Cumaamcumta

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.