Daaweynta iyo Qaliimada Jajabka

Daaweynta iyo Qaliimada Jajabka

Dhaawac yada iyo Jajabka Lafaha waa waxa ugu badan oo ay bukaanadu u tagaan Isbitaalada; Ma ogtahay in shilalka/dhaawacyada ay yihiin waxa ugu badan oo ay u dhintaan una cuuryaamaan dadka da’doodu u dhaxeyso 15 ilaa 45 sano.

Dr.Sayid waxa uu maalin kasta daaweeyaa bukaano ka cabanaya jajab ama dhibaatooyin ka dhashay jajabka lafaha sida xanuun, kala goys adkaaday, qalooc, kabaabyo, adimaha oo kala dheeraaday iyo dhibaatooyin kale oo badan.

Dr.Sayid wuxuu khibrad 8 sano ah u leeyahay daaweynta jabka lafaha iyo dhibaatooyinka ka dhasha waana qaybta ugu weyn ee howl maalmeedkiisa daaweynta iyo qaliinka lafaha.

Qaliimada uu dhakhtarku sameeyo waxaa ka mid ah:

A.   Adimaha kore (Upper Limb)

Jabka Kalxanta (Clavicle Fracture)

Jabka Lafta Garabka (Scapular Fracture)

Jabka Lafta Garabka iyo Xusulka u dhaxeysa (Humerus Fracture)

Jabka Labada lafood ee Xusulka iyo Gacanta u dhaxeeya (Forearm Fractures)

Jajabka Lafaha Gacmaha kujira (Hand Fractures)

B.  Adimaha Hoose (Lower Limb)

Jabka Lafaha Miskaha (Pelvic Fractures)

Jabka Lafta boowdada (Femur Fratures)

Jabka Lafaha Lugta (Tibi & Fibular Fractures)

Jabka Lafaha Anqawga & Cagaha (Ankle & Foot Fractures)

Waa kuma Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.