Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (June 2024)
Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka.
Maxaa Cusub
Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin Articles ka hadlaya Antibiotic Prophylaxis in Open Fractures, Tibial Plateau fractures iyo compartment syndrome iyo Fasciotomy closure, Nonoperative treatment of LC1 Pelvic fractures.
Waxaa halkan ka aqrisan kartaa dhamaan Articles ka uu daabacay journal-ka bishan June 2024
Dr.Sayid wuxuu qoray Maqaalo badan kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka, Bukaanada Soomaaliyeed iyo Ehelkoodaba lagu update gareeyo ama fahan guud laga siiyo Xanuunada kala duwan ee Lafaha & Kala goys yada. Fadlan Booqo Qaybta Bahda Caafimaadka si aad aqrisato Articles badan.