Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (Jan 2025)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka (JAAOS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan Jan 2025, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (Jan 2025)

Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (July 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka (JAAOS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan July 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (July 2024)

AAOS Clinical Practice Guideline Summary on the Treatment of Clavicle Fractures

Clavicle Fractures waa jab kamid ah kuwa ugu badan ee ku dhaca dadka kuna sii badan dhalin yarada. Jabkan wuxuu badanaa ka imaad jug toos ah oo ku dhacda garabka ama kalxanta. Waxaa loo qaybiyaa jabka Clavicle ka 3 nooc: Lateral third, Middle third iyo Medial third fractures iyadoo nooca ugu badan yahay Middle third fractures… Continue reading AAOS Clinical Practice Guideline Summary on the Treatment of Clavicle Fractures

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.