Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan June 2024, Issue 7 ka Journal waxaa lagu daabacay 36… Continue reading Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (June 2024)
