Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (June 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka.

Maxaa Cusub

Bishaan June 2024, Issue 7 ka Journal waxaa lagu daabacay 36 Articles oo Topics-yo kala duwan.

Topic-yada waxaa kamid ah: Periprosthetic Joint Infections (PJI), DDH, Elective Shoulder Arthroplasty iyo ciwaano kaloo badan sida Osteotomies for Malunion & Nonunion of Pelvic ring fractures iyo Machine learning.

Waxaa sidoo kale halkan ka aqrisan kartaa Dhamaan Articles-kii lagu daabacay journal-ka International Orthopaedics Bishan June 2024.

Waxaa sidoo kale halkan ka aqrisan kartaa Issue-gii 6-aad ee la dabaacay bishii hore ee May.

Maxaa ka cusub Joornaalada kale ee ugu waaweyn Orthopaedic-ga? Fadlan halkan ka Aqriso.

Dr.Sayid wuxuu qoray Maqaalo badan kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka, Bukaanada Soomaaliyeed iyo Ehelkoodaba lagu update gareeyo ama fahan guud laga siiyo Xanuunada kala duwan ee Lafaha & Kala goys yada. Fadlan Booqo Qaybta Bahda Caafimaadka si aad aqrisato Articles badan.

Waxaa la Qoray

20 June 2024

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Baraarujin: Xirfadle Caafimaad kasta waxaa lagama maarmaan ah inuu sameeyo Continuing Medical Education joogta ah si uu u update gareeyo aqoontiisa. Xogahan korana waxaa loogu tala galay inay kaa saacido kor u qaadista Aqoontaada.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.