Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan July 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (July 2024)
