Khudbada Jimcaha: Dhagarta (6 Oct 2023)

Ilaahey wuxuu dhahay:“وَلَا يَحِيقُ الْمَكْرُ السَّيِّئُ إِلَّا بِأَهْلِهِ”من السنن الكونية أن المكر السيء يحيق بأهله Oo micnaheedu yahay Dhagarta iyo khiyaanada ma dhibto ilaa qofka ka Khudabada waxaa Shiiqa Tusaalooyin usoo qaatay qisooyin badan oo Quraanka kusoo aruuray sida qisadii Nabi Saalax ay qowmkiisa dhagreen, qisadii reer Banii Israail ee Nabi Ciise, Nabi Yuusuf sida… Continue reading Khudbada Jimcaha: Dhagarta (6 Oct 2023)

Deep Venous Thrombosis: Prophylaxis in Orthopedics

Deep Venous Thromboembolsim (DVT & PE) waxay kamid yihiin xanuunada ugu badan oo ay u dhintaan bukaanada jiifa Isbitaalada haba ugu darnaadeen kuwa qaliinka gaar ahaan kuwa mara qaliinka Lafaha.  Video ga hoose oo ah qayb ka tirsan CME ay 27-kii December 2023 qabteen Somali Orthopedic Association ayuu Dr.Sayid ku sharxayaa sida looga hortago, waxa… Continue reading Deep Venous Thrombosis: Prophylaxis in Orthopedics

Nabraha Sokorowga ee Cagta (Diabetic Foot Ulcer)

Nabraha Sokorowga ee ku dhaca cagta loona yaqaan (Diabetic Foot Ulcers) waa nabro ku badan dadka qaba xanuunka Sokorowga iyadoo qiyaas ahaa boqolkiiba 34% dadka sokorta qaba ay mar uun noloshooda ku dhacaan nabrahan. Hadaba maxaa horseeda, Sidee looga hortagaa, sideese loo daaweeyaa? Su’aalahaas iyo Wacyigelin la xiriirta Xanuunkan waxaa Video ga hoose ku sharxaya Dr.Sayid… Continue reading Nabraha Sokorowga ee Cagta (Diabetic Foot Ulcer)

Khudbada Jimcaha: Roobka (10 Nov 2023)

Ilaahey wuxuu dhahay:‎وَهُوَ الَّذِي يُنَزِّلُ الْغَيْثَ مِنْ بَعْدِ مَا قَنَطُوا وَيَنْشُرُ رَحْمَتَهُ وَهُوَ الْوَلِيُّ الْحَمِيدُIlaahey Naxariistiisa iyo Nimcooyinkiisa ayay kamid tahay Roobka kaas oo dadka, dhirta, dhulka iyo Xayawaanka dhamaan ay ku barwaaqsadaan.Nabigeena SCW wuxuu nagula dardaarmay in Xiliga abaarta aan Allah ka barino Roob xiliga roobka da’ayana aan ku duceysano: ‎اللَّهُمَّ صَيِّبًا نَافِعًا𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐧𝐨𝐨𝐠𝐚… Continue reading Khudbada Jimcaha: Roobka (10 Nov 2023)

Waajibaadka & Balan qaadka laga rabo Dhakhtarka

Waajibaadka & Balan qaadyadan ayaa ah kuwo laga rabo Xirfadle Caafimaad sii loo ilaaliyo Xurmada iyo Xaqa Bani’aadamka waana kuwo ay soo dejiyeen World Medical Association. 1. Waxaan Balan qaadayaa inaan Nafsadeyda u hibeeyo waxtarka Bani’aadamka 2. Waxaan wax kasta ka hormarinayaa Badbaadinta iyo Badqabka Bukaanka 3. Waxaan ilaalinayaa Xoriyada iyo Sharafta Bukaanka 4. Waxaan… Continue reading Waajibaadka & Balan qaadka laga rabo Dhakhtarka

Khudabada Jimcaha: Maalinta Jimcaha (3 Nov 2023)

Ilaahey wuxuu leeyahay: وَرَبُّكَ يَخْلُقُ مَا يَشَاء وَيَخْتَارُ𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐞𝐲 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐮𝐬𝐛𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 sida Nabigeena SCW uu yiri: ‎خير يوم طلعت عليه الشمس يوم الجمعة فيه خلق آدم وفيه أدخل الجنة وفيه أخرج منها ولا تقوم الساعة إلا في يوم الجمعة Waxaa la Qoray November 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee… Continue reading Khudabada Jimcaha: Maalinta Jimcaha (3 Nov 2023)

Khudbada Jimcaha

Qaybtan waa qayb aan ugu tala galay inaan kusoo bandhigno kuna keydino Khudbooyinka Jimcaha ee aan ku qoro bogeyga Facebook-ga. Khudbooyinkaas oo kala duwan kana hadlaya xaalado kala duwan. Sidoo kale waxaa ku jira qaybtan ama lagu soo dari doonaa Ciwaano kale oo diini ah kuwaas oo si guud bulshada u anfacaya si gaar ahna… Continue reading Khudbada Jimcaha

Dhaarinta Dhakhaatiirta & Madaxda

Farqi ma u dhaxeeyaa Dhaarta Dhakhaatiirta marka ay qalin jebinayaan iyo mida Madexweynaha, Xildhibaanada iyo Madxda dowlada? Soomaaliya iyo Caalamkaba Jaamacadaha qaar ayaa Dhakhaatiirta markey ka qalin jebinayaan Kuliyada Caafimaadka lagu dhaariyaa Kitaabka Quraanka Kariimka iyagoo gacanta Saaraya ama gacanta soo taagaya oo niyeysanaya kadibna dhahaya “Waxaan ku dhaaranayaa Magaca Allah inaan si daacad ah… Continue reading Dhaarinta Dhakhaatiirta & Madaxda

Talooyin ku socda Ardada

  Semester cusub ma kuu bilaabmay? Ma is weydiinaysaa inaad guul ka gaarto? Qaado Talooyinkan! Sanad waliba Xisada koowaad ee Ardada fasalka u galo waxaan siiyaa Talooyin kooban ilaa 10 qodob ah, kuwaas oo Ujeedkoodu yahay in Ardayga ka saacidaan inuu gaaro hadafkiisa. 1. Sameyso Qorshe sida jaamacadaba ay kuugu dajisay Academic Time table. Dib… Continue reading Talooyin ku socda Ardada

AAOS Clinical Practice Guideline Summary on the Treatment of Clavicle Fractures

Clavicle Fractures waa jab kamid ah kuwa ugu badan ee ku dhaca dadka kuna sii badan dhalin yarada. Jabkan wuxuu badanaa ka imaad jug toos ah oo ku dhacda garabka ama kalxanta. Waxaa loo qaybiyaa jabka Clavicle ka 3 nooc: Lateral third, Middle third iyo Medial third fractures iyadoo nooca ugu badan yahay Middle third fractures… Continue reading AAOS Clinical Practice Guideline Summary on the Treatment of Clavicle Fractures

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.