Deep Venous Thrombosis: Prophylaxis in Orthopedics
Deep Venous Thromboembolsim (DVT & PE) waxay kamid yihiin xanuunada ugu badan oo ay u dhintaan bukaanada jiifa Isbitaalada haba ugu darnaadeen kuwa qaliinka gaar ahaan kuwa mara qaliinka Lafaha.
Video ga hoose oo ah qayb ka tirsan CME ay 27-kii December 2023 qabteen Somali Orthopedic Association ayuu Dr.Sayid ku sharxayaa sida looga hortago, waxa ku haboon, daawada, goorta iyo mudada la siinayo.
Fadlan booqo YouTube page ka Dr.Sayid si aad ugu daawato Wacyigelino iyo Muxaadarooyin kale
Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 200 maqaal oo ku saabsan Wacyigelinama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.