Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ๐ž๐ž? Waa Cabirka loo guuray ee lagu qiyaaso dareenka Bukaanka iyoย  Natiijada daaweynta iyo Qaliinka loo sameeyay! ๐๐š๐ญ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐‘๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ž๐ ๐Ž๐ฎ๐ญ๐œ๐จ๐ฆ๐ž ๐Œ๐ž๐š๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ (๐๐‘๐Ž๐Œ๐ฌ) waa Halbeeg lagu cabiro Xaalada Caafimaad ee bukaanka sida heerka xanuunka, Awooda wax qabsiga Shaoqoyinka maalin laha ah (Sida Dhar xirashada, Shaleysiga, Fadhiga, Socodka, Suuliga, Salaada, iwm), Dareenka Maskaxeed, Heerka walwalka iyo… Continue reading Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)

Nabraha Sokorowga ee Cagta (10 Talo oo looga hortago)

Sida aan wada ognahay Xanuunka Sokorow ga ayaa kamid noqday Xanuunada ugu badan ee Maalin walba Dhakhaatiirtu arkaan iyadoo uu yahayna waxa labaad ee ugu badan ee loo jaro Lug shilalka kadib! Nabraha waxay ka bilaabmaan dareen kii Cagta oo yaraada iyo dadka sokorta mudo qaba oo dhiiga gaaraya lugahooda yaryahayย  kadibna qofkii oo aan… Continue reading Nabraha Sokorowga ee Cagta (10 Talo oo looga hortago)

Nabraha Sokorowga ee Cagta (Diabetic Foot Ulcer)

Nabraha Sokorowga ee ku dhaca cagta loona yaqaan (Diabetic Foot Ulcers) waa nabro ku badan dadka qaba xanuunka Sokorowga iyadoo qiyaas ahaa boqolkiiba 34% dadka sokorta qaba ay mar uun noloshooda ku dhacaan nabrahan. Hadaba maxaa horseeda, Sidee looga hortagaa, sideese loo daaweeyaa? Su’aalahaas iyo Wacyigelin la xiriirta Xanuunkan waxaa Video ga hoose ku sharxaya Dr.Sayid… Continue reading Nabraha Sokorowga ee Cagta (Diabetic Foot Ulcer)

Dhaawacyada Gym-ka

Qof kasta oo naga mid ah Gym-ka sabab ayuu u aadaa! Balse waxaa laga siman yahay Ujeedada ugu weyn oo ah in qofku ka helo Xoog, Firfircooni, Qurux iyo Caafimaad. Qormadaan dheer oo dhowr qayb ah waxaa uga hadli doonaa Dhibaatooyinka & Dhaawac yada ugu badan ee Qofka gym-ka ku jira la kulmi karo iyo… Continue reading Dhaawacyada Gym-ka

Lafaha oo Jilca (Video)

Ma ogtahay in Lafaha bani aadamka marka qofku uu yar yahay ay jilcan (Elastic) yihiin iyadoo marba marka uusii weynaanayo ay sii adkaanayaan hadana marka uu qofku duqoobo ama ay dumarka dhiiga caadada ka go’o ay awooda lafuhu soo yaraanayaan oo ay jilcayaan una nugul yihiin inay si fudud ku jabaan. https://youtu.be/TABCIWH7B8o Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka… Continue reading Lafaha oo Jilca (Video)

Burooyinka Lafaha

  Burooyinka Lafaha waa kuus ku sameysma lafta ama hilibkii ka koreeyay taasoo ka dhashay koriin saaid ah oo aan caadi ahayn oo ay sameeyeen unugyadii lafta.  Sida qaybaha kale ee jirkaba, Burooyinka Lafaha ku dhaca waxay isugu jiraan laba nuuc: kuwo fudud (Benign tumors) iyo kuwo Kansar ah (Malignant tumors). Nasiib wanaag badanaa burooyinka Lafaha… Continue reading Burooyinka Lafaha

Dhaawacyada Neerfaha & Jabka Lafaha

Neerfo (Nerve) waa waxa waraabiya Murqaha iyo Xubnaha uur kujirta si ay u dhaqaaqaan ama u shaqeeyaan sidoo kalana dareen siiya Maqaarka & jirka qaybihiisa kala duwan Neerfayaashu waxay fariin dareen side ah ka qaadaan xubnaha waxayna kuwo jawaab celin ah ama amarkii lagu dareemi lahaa ama lagu dhaqaajin lahaa xubinta ka keenaan Maskaxda iyo… Continue reading Dhaawacyada Neerfaha & Jabka Lafaha

Tiibishada Lafaha

Tiibishada Lafaha & Kala goysyadaย waa Xanuun ku dhaca Laf dhabarta ama Kala goysyada Jirka kaas oo ay sababto Bakteeriya la dhaho “Mycobacterium Tuberculosis”. Tiibishada badanaa waxay ku dhacdaa Sanbabaha balse meesha labaad oo ay ku dhacdo waa Lafaha iyo Kala goysyada iyadoo Laf dhabartu tahay lafta ugu badan oo ay saameyso. Kala goysyada waa meesha… Continue reading Tiibishada Lafaha

Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?

Qof kasta oo bani aadamka ka mid ah wuu Xanuusadaa kadibna wuxuu aadaa Dhakhtar si la talin iyo Daaweyn uu u helo. Hargab, Madax xanuun, Gaas, Lafa Xanuun, Hurda yari iyo boqolaal ciladood oo kale ayay bukaanada u tagaan isbitaalada balse Su’aasha muhiim ka ah ayaa ah ” Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?“… Continue reading Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?

Murgacasho

๐Œ๐ฎ๐ซ๐ ๐š๐œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ฎ (๐’๐ฉ๐ซ๐š๐ข๐ง) ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฃ๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐š๐ฆ๐š ๐ ๐จ’๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ฌ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐œ๐๐š;Seedku waa waxa isku haaya murqaha iyo lafaha.Meesha ugu badan ee murgacata waa Anqawga (Ankle joint). Waxaa badanaa sababa murgacashada anqawga in qofka ay lugta u laabanto sida sawirka hoose taasna ay kala jiido ama goyso seedihii isku haayay qaybta banaanka ee kala goyska… Continue reading Murgacasho

ยฉ 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.