๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ฆ๐๐? Waa Cabirka loo guuray ee lagu qiyaaso dareenka Bukaanka iyoย Natiijada daaweynta iyo Qaliinka loo sameeyay! ๐๐๐ญ๐ข๐๐ง๐ญ ๐๐๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐๐จ๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ฎ๐ซ๐๐ฌ (๐๐๐๐๐ฌ) waa Halbeeg lagu cabiro Xaalada Caafimaad ee bukaanka sida heerka xanuunka, Awooda wax qabsiga Shaoqoyinka maalin laha ah (Sida Dhar xirashada, Shaleysiga, Fadhiga, Socodka, Suuliga, Salaada, iwm), Dareenka Maskaxeed, Heerka walwalka iyo… Continue reading Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)
