Khudbada Jimcaha: Roobka (10 Nov 2023)
𝐑𝐨𝐨𝐛𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐝𝐚’𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐱𝐮𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 inta dal iyo duunyo ku barwaaqeysaneysa ayaa ka badan inta dhibaato ka dhalaneysa ee aan ilaah uga mahadcelino Nimcada Roobka aana ku sabarno dhibaatooyinka la socda sidoo kalana aan ilaahey ka barino inuu nooga dhigo roobka mid Nafci noo leh anagana aan isku gargaarno oo inteena dhiban inteena roon kaalmeyso.
Xaaladahaan roobka walaalayaal 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐚𝐝𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 ah ee meelaha jajaban degan sidaa daraadeed aan ka warqabno masaakiinta oo aan kaalmeyno.
Waxaa la Qoray
November 2023
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera
Baraarujin: Allaha nagu anfaco waanada oo na waafajiyo Xaqa meel kasta oo aan joogno. Aamiin.
