Clavicle Fractures waa jab kamid ah kuwa ugu badan ee ku dhaca dadka kuna sii badan dhalin yarada. Jabkan wuxuu badanaa ka imaad jug toos ah oo ku dhacda garabka ama kalxanta. Waxaa loo qaybiyaa jabka Clavicle ka 3 nooc: Lateral third, Middle third iyo Medial third fractures iyadoo nooca ugu badan yahay Middle third fractures… Continue reading AAOS Clinical Practice Guideline Summary on the Treatment of Clavicle Fractures
