Nabraha Sokorowga ee ku dhaca cagta loona yaqaan (Diabetic Foot Ulcers) waa nabro ku badan dadka qaba xanuunka Sokorowga iyadoo qiyaas ahaa boqolkiiba 34% dadka sokorta qaba ay mar uun noloshooda ku dhacaan nabrahan. Hadaba maxaa horseeda, Sidee looga hortagaa, sideese loo daaweeyaa? Su’aalahaas iyo Wacyigelin la xiriirta Xanuunkan waxaa Video ga hoose ku sharxaya Dr.Sayid ee Fadlan daawo video-ga.
Ciwaano la xiriira:
Ma Aqrisay 10-kan Talo ee looga Hortago Nabraha Sokorow ga ee Cagaha? Halkan ka Aqriso
Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 100 maqaal oo ku saabsan Wacyigelinama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.
Waxaa la Qoray
December 2022
Updated
24 June 2024
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed