Preceding Infections in Guillain-Barré Syndrome

Bukaanada qaba Xanuunka Guillain Barre Syndrome (GBS) waxaa badankoodu leeyihiin History of Infekshan ku dhacay Xanuunka kahor; Studyga International GBS Outcome Study oo la baaray 1000 kii bukaan ee ugu horeeyay ayaa lagu ogaaday in Infekshanada C.Jejuni iyo M.Pneumonia ay yihiin labada ugu badan ee laga helay bukaanada. Fadlan halkan kasii aqriso Study-ga oo dhameystiran

Published
Categorized as News

Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?

Qof kasta oo bani aadamka ka mid ah wuu Xanuusadaa kadibna wuxuu aadaa Dhakhtar si la talin iyo Daaweyn uu u helo. Hargab, Madax xanuun, Gaas, Lafa Xanuun, Hurda yari iyo boqolaal ciladood oo kale ayay bukaanada u tagaan isbitaalada balse Su’aasha muhiim ka ah ayaa ah ” Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?“… Continue reading Sidee ku dooranee Dhakhtarka aad u tageysid?

Ka Foojignaaw Sharoobooyinka Caruur badan dilay!

Ururka Caafimaadka Aduunka (WHO) ayaa soo saaray digniin ku aadan dhowr sharoobo oo loo isticmaalo qufaca caruurta kuwaa oo ay soo saartay shirkad India ku taal. Sharoobooyinkan oo laga isticmaalaay wadanka Gambia ayaa la tuhmayaa inay udhinteen 66 caruur ah oo la siiyay. Sidoo kale Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa digniin iyo baraarujin kasoo saartay sharoobooyinkan… Continue reading Ka Foojignaaw Sharoobooyinka Caruur badan dilay!

Published
Categorized as News

Spinal Anesthesia VS General Anesthesia for Hip Fracture Surgery

Keebaa u fiican (Safety and Effectiveness) qaliinka sinta in la isticmaalo suuxdinta dhabarka mise suuxdinta guud?  Cilmi baaris (Meta-analysis) aya lagu ogaaday in Spinal anesthesia ay fiican tahay marka la fiiriyo dhiig baxa qaliinka gudihiisa, maalmaha bukaanka isbitaalka joogayo, xanuun baabi’iyaha u baahanayo bukaanka iyo waxyaabo kale oo badan.  Fadlan halkan kasii aqriso OE Summary… Continue reading Spinal Anesthesia VS General Anesthesia for Hip Fracture Surgery

Published
Categorized as News

Clinical Guidelines

Clinical Practice Guidelines waa Evidence Based Recommendations laga sameeyo Cilmi baarisyo looguna tala galay in bahda caafimaadka ay u isticmaalaan go’aan qaadashada iyo daaweynta bukaanka. F.G: Dhamaan Guidelines ka halkan kujira waa kuwo laga soo kala aruuriyay Ururada ugu waaweyn ee Guidelines ka sameeya; Xuquuqda Guidelines-kana iyaga ayaa leh. NICE Trauma & Orthopedics Guidelines Dhamaan… Continue reading Clinical Guidelines

NICE Trauma & Orthopedic Guidelines

Dhamaan Guidelines ka iyo documents ka kale ee Link-gan kujira waa kuwo ay leeyihiin British Orthopedic Association (BOA) iyo NICE. Ujeedka halkan loo soo geliyay waa kaliya in Dhakhaatiirta iyo Bahda Caafimaadka Soomaaliyeed si fudud u helaan ulana socdaan. Fadlan halkan ka aqriso Dhamaan Guidelines ka.

Guideline for Preoperative Medication Management

This Guideline is for Preoperative Optimization and care of patients taking the medications listed. Please Read the full Guideline here

Insomnia

Hurda La’aanta waa xanuun ku badan dadka ayna ka cabtaan 50% dadka imaananaya Xarumaha Caafimaadka. Article kan oo lagu daabacay joornaalka Lancet waxaa looga hadlayaa management ga Insomnia. Fadlan halkan ka aqriso Article ka

Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Sida lagu daabacay Journal ka BMJ bishii December 2017 Cilmi baaris ay sameeyeen Dhakhaatiir mareykan ah oo baaray in ka badan 11 million oo bukaan socod ahaan u yimid OPD yada isbitaalada, da’dooduna kanweyneyd 65 sano waxay ogaadeen in wax xiriir ah aysan ka dhaxeynin kala goysya xanuunka iyonisbedelka cimilada sida xiliyada roobka ama huurka.… Continue reading Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Pre-eclampsia & Eclampsia

Joornaalka American Journal of Obstetrics & Gynaecology ayaa sanadkan hal issue uga hadlay labadan xanuun oo ku badan hooyooyinka uurka leh. Fadlan aqriso adigoo Linkga ku dhufanaya. 1. Introduction 2. Assessment of Blood Pressure in Pregnant Women 3. Proteinuria durig Pregnancy 4. Diagnostic Criteria of Preeclampsia & Eclampsia Journal ka dhowr ciwaan oo kale ayuu… Continue reading Pre-eclampsia & Eclampsia

Published
Categorized as News
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.