Spinal Anesthesia VS General Anesthesia for Hip Fracture Surgery

Keebaa u fiican (Safety and Effectiveness) qaliinka sinta in la isticmaalo suuxdinta dhabarka mise suuxdinta guud? 

Cilmi baaris (Meta-analysis) aya lagu ogaaday in Spinal anesthesia ay fiican tahay marka la fiiriyo dhiig baxa qaliinka gudihiisa, maalmaha bukaanka isbitaalka joogayo, xanuun baabi’iyaha u baahanayo bukaanka iyo waxyaabo kale oo badan. 

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.