Preceding Infections in Guillain-Barré Syndrome

Bukaanada qaba Xanuunka Guillain Barre Syndrome (GBS) waxaa badankoodu leeyihiin History of Infekshan ku dhacay Xanuunka kahor; Studyga International GBS Outcome Study oo la baaray 1000 kii bukaan ee ugu horeeyay ayaa lagu ogaaday in Infekshanada C.Jejuni iyo M.Pneumonia ay yihiin labada ugu badan ee laga helay bukaanada.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.