Acute Infections in people who inject drugs

Dadka Drug abusers-ka waxay u nugul yihiin Infekshano, article kana wuxuu soo koobaya si case based approach ah Infekshanada ugu badan ee dadkan ku dhaca. Article-kan waxaa lagu daabacay Journal-ka BMJ bishan October 2022; Fadlan halkan ka aqriso Article-ka.

Treatment of Pediatric Femoral Shaft Fractures

This is a review article published in JAAOS this month; Please Access read the full article here

Antimicrobial Stewardship in Total Joint Arthroplasty

Antimicrobial Stewardship in Total Joint Arthroplasty is a an original research paper published in JAAOS this month; the study is the outcomes of a collaborative implementation Please Read the Article from here.

Movement is Life

Joornaalka JAAOS wuxuu bishan October daabacay series uu ugu magac daray Movement is Life iyadoo muhimadu ay tahay in qofka inuu socdo ay aad iyo aad noloshiisa ugu muhiimsan tahay. Fadlan Booqo Boga joornaalka oo Akhriso sida ay muhiim u tahay gaar ahaan dadka qaba Osteoarthritis-ka jilbaha.

Investigating Dysphagia in Adults

Dysphagia is one of the common presenting features of adults visiting general and internal medicine clinics in Somalia. Esophageal Cancer is among the top 3 cancers in Somalia and Dysphagia is one of its presenting features although there are other more common benign pathologies that cause dysphagia. Please read the Practice Pointer Article from BMJ… Continue reading Investigating Dysphagia in Adults

Ma tahay Cilmi baare? 10 kaan link waa lama huraan

Ma tahay Cilmi baare amanma daneysaa inaad Manuscript gaaga koowaad aad qortid? Sidee loo sameeyaa Literature review, intee wax laga raadiyaa sideese loo raadiyaa? Sidee ku ogaaneysaa Cilmi baaristaada Journal ka ku haboon? Ama daabaca topic yada la midka ah? Maxaa Reference kuu ah, Qayb kasta oo Manuscript ga kamid ahna maxaa lagu qoraa? Hadaba… Continue reading Ma tahay Cilmi baare? 10 kaan link waa lama huraan

Aqueous-PREP Study oo la daabacay

Climi baaristan (Aqueous skin antisepsis before surgical fixation of open fractures loona soo gaabiyay Aqueous-PREP) oo laga sameeyay 14 hospital oo ku kala yaala Mareykanka, Kanada iyo Spain ayaa ujeed keedu ahaa in la isku bar bar dhigo in wax farqi ah u dhaxeeyo Isticmaalka Iodine iyo Chlorohexidine for Surgical site preparation bukaanada Open Fractures… Continue reading Aqueous-PREP Study oo la daabacay

Published
Categorized as News

Hepatocellular Carcinoma

Hepatocellular Carcinoma wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee dadka ku dhaca waxaana lala xiriiriyaa Viral Hepatitis gaar ahaan Hepatitis C Virus. Somalia waxaa ku badan Xanuunada Hepatitis ka gaar ahaa Hepatitis B iyo C waxaana xarumaha caafimaadka lagu arkaa bukaano badan oo develop gareeyay complications ka labadan hepatitis oo ay kujirto Hepatocellular Carcinoma… Continue reading Hepatocellular Carcinoma

WHO Open Courses

Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO waxa uu si bilaash ah u bixiyaa Koorsooyin la xiriirka Caafimaadka kuwaas oo ay ka mid yihiin Clinical management, Antimicrobial resistance, COVID19, Monkeybox, Ebola, Mental health iyo kuwo kale oo badan sidaa daraadeed Fadlan ka faaideyso oo baro koorsooyinkan. Infection Prevention & Control Xirfadle kasta oo caafimaad waa inuu yaqaan… Continue reading WHO Open Courses

Management of Hip Fractures in Older Adults (AAOS Guideline)

Jabka ka imaada awooda lafta oo daciifta kuna badan dadka da’da waaweyn iyo kuwa lafahooda jilcan yihiin wuxuu kamid ah Dhibaatooyinka maalin laha ay arkaan Dhakhaatiirta Lafaha, Hadaba Akhriso Guideline-kan ay Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Mareykanka u diyaariyeen sidii loo Manage gareyn lahaa Jabka nuucaas ah. Fadlan halkan ka aqriso Guideline-ka

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.