The Safety of Inpatient Health Care

Qaladaadka dhaca iyo Dhibaatooyinka ka dhasha ee saameeyaa bukaanada jiifa Isbitaalada waa kuwo badankooda laga hortagi karo una baahan taxadar, tababar iyo dabagal si loo yareeyo dhibaatooyinka lasoo darso bukaanka Qaladaadka ku dhaca bukaanada jiifa Isbitaalada waxaa ugu badan kana mid ah errors dhanka daawada ah sida daawo qaldan ama dose qaldan oo lasiiyo bukaanka, … Continue reading The Safety of Inpatient Health Care

JBJS Notable Articles of 2022

Halkan ka Aqriso afar ka mid ah Articles-kii ugu saameynta badnaa ee lagu daabacay Joornaalka JBJS sanadkii tagay ee 2022.

Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

Dhaawacyada ku dhaca Jilibka waxaa ay noqon karaan kuwa dhib gaarsiiya hal seed ama seedo badan. Marka uu dhaawacu gaaro seedo badan ama xubno badan sida ACL, PCL, Meniscus iyo xitaa carjada (Chondral injury) waxay u baahan tahay feejignaan iyo daaweyn deg deg ah si shaqada jilibka, isticmaalka jilibka ee bukaanka iyo nolol maalmeedka bukaanka… Continue reading Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management

Stroke wuxuu ka mid yahay Xanuunada ku badan bulshada Soomaaliyeed hadana ay laba cilad ugu darsan tahay: 1. Wacyiga bulshada ee Xanuunkan oo aad u hooseeya iyo  2. Adeega Caafimaadka ee daaweynta xanuunkan oo meeshii la rabay aanan gaarsiisneyn Bahda Caafimaadka waxaa la gudboon kor u qaadida wacyiga dadweynaha si loo yareeyo aafada iyo dhibaatada… Continue reading Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management

Acute Infections in people who inject drugs

Dadka Drug abusers-ka waxay u nugul yihiin Infekshano, article kana wuxuu soo koobaya si case based approach ah Infekshanada ugu badan ee dadkan ku dhaca. Article-kan waxaa lagu daabacay Journal-ka BMJ bishan October 2022; Fadlan halkan ka aqriso Article-ka.

Insomnia

Hurda La’aanta waa xanuun ku badan dadka ayna ka cabtaan 50% dadka imaananaya Xarumaha Caafimaadka. Article kan oo lagu daabacay joornaalka Lancet waxaa looga hadlayaa management ga Insomnia. Fadlan halkan ka aqriso Article ka

Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Sida lagu daabacay Journal ka BMJ bishii December 2017 Cilmi baaris ay sameeyeen Dhakhaatiir mareykan ah oo baaray in ka badan 11 million oo bukaan socod ahaan u yimid OPD yada isbitaalada, da’dooduna kanweyneyd 65 sano waxay ogaadeen in wax xiriir ah aysan ka dhaxeynin kala goysya xanuunka iyonisbedelka cimilada sida xiliyada roobka ama huurka.… Continue reading Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.