Guideline for the Management of Anaemia in the Perioperative Pathway

  Anaemia ama Dhiig yari sida aan u naqaan waa xaalad Hb ga uu hoos u dhacayo iyadoo inta uu Hb ga hoos u dhacayna ay ku xiran tahay severity ga anaemia yada. Bukaanada qaliinka galaya ha ahaadaan kuwa Lafaha ama kuwa qaliimada kale galaya waxaa lama huraan ah in preoperative optimization loo sameeyo si… Continue reading Guideline for the Management of Anaemia in the Perioperative Pathway

Management of Hip Fractures in Older Adults (AAOS Guideline)

Jabka ka imaada awooda lafta oo daciifta kuna badan dadka da’da waaweyn iyo kuwa lafahooda jilcan yihiin wuxuu kamid ah Dhibaatooyinka maalin laha ay arkaan Dhakhaatiirta Lafaha, Hadaba Akhriso Guideline-kan ay Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Mareykanka u diyaariyeen sidii loo Manage gareyn lahaa Jabka nuucaas ah. Fadlan halkan ka aqriso Guideline-ka

NICE Trauma & Orthopedic Guidelines

Dhamaan Guidelines ka iyo documents ka kale ee Link-gan kujira waa kuwo ay leeyihiin British Orthopedic Association (BOA) iyo NICE. Ujeedka halkan loo soo geliyay waa kaliya in Dhakhaatiirta iyo Bahda Caafimaadka Soomaaliyeed si fudud u helaan ulana socdaan. Fadlan halkan ka aqriso Dhamaan Guidelines ka.

Guideline for Preoperative Medication Management

This Guideline is for Preoperative Optimization and care of patients taking the medications listed. Please Read the full Guideline here

Clinical Practice Guideline Revision: Management of Hyperbilirubinemia in the Newborn Infant 35 or More Weeks of Gestation

In ka badan 80% Caruurta ayaa u nugula in ay qaadaan Jaundice taasoo u baahan in xili hkre la aqoonsado lana daweeyo si loo yareeyo khatarta Caafimaad oo ay u geysan karto Ilmaha gaar ahaan Maskaxda. Guideline kaan wuxuu Update u yahay uuna badalayaa Guideline kii 2004 ta ee Prevention and Management of Hyperbilirubinemia in… Continue reading Clinical Practice Guideline Revision: Management of Hyperbilirubinemia in the Newborn Infant 35 or More Weeks of Gestation

12 New Guidelines from Different Specialities

Clinical Guidelines ka waa waxa haga practice ka health profesional ka. Guidelines kan waxaa soo aruuriyay NEJM Guideline Watch waxayna ka kooban yihiin 12 Guideline oo ay kamid yihiin 1. New Surviving Sepsis Guideline 2. Updated Comprehensive Heart Failure Guideline 3. Updates on GERD Management halkan ka download gareyso

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.