NICE Trauma & Orthopedic Guidelines

Dhamaan Guidelines ka iyo documents ka kale ee Link-gan kujira waa kuwo ay leeyihiin British Orthopedic Association (BOA) iyo NICE.

Ujeedka halkan loo soo geliyay waa kaliya in Dhakhaatiirta iyo Bahda Caafimaadka Soomaaliyeed si fudud u helaan ulana socdaan.

Fadlan halkan ka aqriso Dhamaan Guidelines ka.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.