Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Sida lagu daabacay Journal ka BMJ bishii December 2017 Cilmi baaris ay sameeyeen Dhakhaatiir mareykan ah oo baaray in ka badan 11 million oo bukaan socod ahaan u yimid OPD yada isbitaalada, da’dooduna kanweyneyd 65 sano waxay ogaadeen in wax xiriir ah aysan ka dhaxeynin kala goysya xanuunka iyonisbedelka cimilada sida xiliyada roobka ama huurka.

Waxaana la ogaaday in badashada dadkabee xiliyada roobka ay tahay dareen ay dadka qabaan kaliya

Fadlan halkan kasii aqriso Article ka oo dhameystiran

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.