Ciid Mubaarak

Ciid Mubaarak Dhamaan Asxaabta, Ehelka iyo Umada Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan. Allaha naga aqbalo Soonkii iyo Cibaadooyinkii Suubanaa ee aan Maalmaha Carafo sameynay sidoo kale Allaha na gaarsiiyo Xajka danbe anagoo caafimaad qabna. Aamiin. Waxaa Dhamaan Bukaanada ku xiran Dr.Sayid iyo Umada Soomaaliyeed ba leeyahay ku ciida Caafimaad, Farxad iyo Nabad. Qaybta Gargaarka… Continue reading Ciid Mubaarak

Ramadaan Mubaarak

Ramadaan Mubaarak Dhamaan Asxaabta, Ehelka iyo Umada Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan. Allaha naga dhigo kuwii Soonka Cibaado suuban iyo Caafimaad ku dhameysta, Camalkoodana Allah uu aqbalo. Aamiin.      Ramadaan Mubaarak

Doorashadii SMA & Dareenkeyga

Alxamdulilah, Waa ilaahay mahadiis in ku dhawaad 1000 dhakhtar isku timid maanta oo Jimca ah 17ka Maarso 2023 si ay u dhisaan hogaanka Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo dhanka kale loo yaqaan Somali Medical Association (SMA). Waxaa kaloo farxad ah in Golaha Cusub ee Fulinta oo ay hogaamineyso Dr.Luul laga filayo Guulo iyo Hor’umar badan maadaama… Continue reading Doorashadii SMA & Dareenkeyga

The Safety of Inpatient Health Care

Qaladaadka dhaca iyo Dhibaatooyinka ka dhasha ee saameeyaa bukaanada jiifa Isbitaalada waa kuwo badankooda laga hortagi karo una baahan taxadar, tababar iyo dabagal si loo yareeyo dhibaatooyinka lasoo darso bukaanka Qaladaadka ku dhaca bukaanada jiifa Isbitaalada waxaa ugu badan kana mid ah errors dhanka daawada ah sida daawo qaldan ama dose qaldan oo lasiiyo bukaanka, … Continue reading The Safety of Inpatient Health Care

What is New in Pediatric Orthopedics

Journal of Pediatric Orthopedics ayaa Issue giisa February 2023 ku daabacay Articles badan oo uu kujiro Article lagu soo koobayo Maxaa ka cusub Pediatric Orthopedics gaar ahaan Basic Science-ka Articles ka waxaa ka mid ah Clubfoot, Socliosis, Ceberal Palsy, Hip Dysplasia iyo kuwa kaloo badan sida Trauma and Pediatric Musculoskletal Infections. Halkan ka aqriso dhamaan… Continue reading What is New in Pediatric Orthopedics

JBJS Notable Articles of 2022

Halkan ka Aqriso afar ka mid ah Articles-kii ugu saameynta badnaa ee lagu daabacay Joornaalka JBJS sanadkii tagay ee 2022.

Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

Dhaawacyada ku dhaca Jilibka waxaa ay noqon karaan kuwa dhib gaarsiiya hal seed ama seedo badan. Marka uu dhaawacu gaaro seedo badan ama xubno badan sida ACL, PCL, Meniscus iyo xitaa carjada (Chondral injury) waxay u baahan tahay feejignaan iyo daaweyn deg deg ah si shaqada jilibka, isticmaalka jilibka ee bukaanka iyo nolol maalmeedka bukaanka… Continue reading Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

What dose of Low Molecular Weight Heparin is Best in Pregnancy?

Xanuunada Xinjirowga Dhiiga waxay ka mid yihiin xanuunada ugu badan ee sababa dhimasho ama dhibaatooyin kale hooyada marka ay uurka leedahay ama umusha ku jirto waxaana lama huraan ah in Daawooyinka ka hortaga Xinjirowga gaar ahaan kuwa uurka iyo xiliyadaas safe ka ah in la siiyo. Joornaalka Lancet ayaa bishaan October 2022 daabacay Cilmi baaris… Continue reading What dose of Low Molecular Weight Heparin is Best in Pregnancy?

Deep Venous Thrombosis

Journal-ka Annals of Internal Medicine Qaybtiisa in The Clinic wuxuu bil kasta daabacaa Article lagu review gareynaayo Xanuunada ugu Common san Caafimaadka gaar ahaan kuwooda Internal Medicine ka. Bishii September 2022 waxaa lagu daabacay Deep Venous Thrombosis; Fadlan halkan ka aqriso.

Treatment of Pediatric Femoral Shaft Fractures

This is a review article published in JAAOS this month; Please Access read the full article here

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.