Dhabar Xanuun Kabaabyo la socoto (Sciatica)

Inkastoo 90% dhabar xanuunku ka imaado Murqaha ama Seedaha dhabarka oo adkaada hadana waxaa jiro waxyaabo kale oo dadka qaar dhabar xanuunkooda lala xiriiriyo mid kamid ahna waa cadaadis fuula Neerfayaasha ku shaqa leh dareenka iyo awooda lugaha iyo qaarka danbe. Neerfaha ugu badan ee Cadaadiska carjo ama laf iyo wax lamid ah saarmaan waa… Continue reading Dhabar Xanuun Kabaabyo la socoto (Sciatica)

Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka

Video-gan waa Wacyiglein uu Dhakhtarka Lafaha uga hadlayo Dhibaatooyinka ay Lafaha iyo Murqaha u geystaan Daawooyinka loo yaqaano Steroids-ka gaar ahaan dadka mudada dheer qaata . Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo halista & Faa’idada ay Daawooyinkan kuu leeyihiin inta aadan iska qaadan; Xasuusnaaw Daawooyinkan ma ahan nuuca farmashiya inta la tago la… Continue reading Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka

Jimicsiga Dhabarka ee Carjada soo baxday (Lumbar Disc Herniation)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan Dhabarka hadana xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka badankooda ku dhaca una tagaan Isbitaalada waa Carjadii u dhaxeysay La-Dhabarta oo booskeedii kasoo baxday kadibna cadaadisa Neerfaha (Disc Herniation). Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga, talo buuxdana kuu siiyo, Jimicsiga kugu haboona laguugu… Continue reading Jimicsiga Dhabarka ee Carjada soo baxday (Lumbar Disc Herniation)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.