Dhibaatooyinka Daawooyinka Steroids-ka
Video-gan waa Wacyiglein uu Dhakhtarka Lafaha uga hadlayo Dhibaatooyinka ay Lafaha iyo Murqaha u geystaan Daawooyinka loo yaqaano Steroids-ka gaar ahaan dadka mudada dheer qaata .
Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo halista & Faa’idada ay Daawooyinkan kuu leeyihiin inta aadan iska qaadan; Xasuusnaaw Daawooyinkan ma ahan nuuca farmashiya inta la tago la iska gato oo halis badan ayay leeyihiin.
Dhibaatooyinka kale oo ay daawooyinkan u geystaan xubnaha kale ee jirka waxaa ka daawan kartaa Dr.Mohamed Abdullahi oo ah Dhakhtar Cudurada uur ku jirta kana howl gala Isbitaalka Jaamacada Jazeera Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka.
Waxaa la Qoray
July 2023
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera
Xuquuqda Video-ga waxaa leh Isbitaalka
Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.
Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid.
