Jimicsiga Sinta (Hip Stretching Exercise)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan Sinta hadana xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka waaweyn waxaa ka mid ah Tightness (Adeeg ama Ciriiri) ay Murqaha iyo Seedaha sinta noqdaan kaasoo lagu xaliyo Jimcisi.

Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga, talo buuxdana kuu siiyo, Jimicsiga kugu haboona laguugu tilmaamo.

Waxaa la Qoray

April 2023

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Xuquuqda Video-ga waxaa leh Dr.Jo

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.