Jimicsiga Qoorta (Cervical Disc Herniation)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan qoorta balse xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka waaweyn waxaa ka mid ah xanuun ay carjadii u dhaxeysay laf dhabarta qoorta ay soo baxdo kadibna cadaadiso neerfayaashii xangulaha ka baxayay.

Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo.

Waxaa la Qoray

April 2023

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Xuquuqda Video-ga waxaa leh Dr.Jo

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.