Insomnia

Hurda La’aanta waa xanuun ku badan dadka ayna ka cabtaan 50% dadka imaananaya Xarumaha Caafimaadka. Article kan oo lagu daabacay joornaalka Lancet waxaa looga hadlayaa management ga Insomnia. Fadlan halkan ka aqriso Article ka

Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Sida lagu daabacay Journal ka BMJ bishii December 2017 Cilmi baaris ay sameeyeen Dhakhaatiir mareykan ah oo baaray in ka badan 11 million oo bukaan socod ahaan u yimid OPD yada isbitaalada, da’dooduna kanweyneyd 65 sano waxay ogaadeen in wax xiriir ah aysan ka dhaxeynin kala goysya xanuunka iyonisbedelka cimilada sida xiliyada roobka ama huurka.… Continue reading Wax Xiriir ah maka dhaxeeyaan Cimilada iyo Kala goysyo Xanuunka?

Pre-eclampsia & Eclampsia

Joornaalka American Journal of Obstetrics & Gynaecology ayaa sanadkan hal issue uga hadlay labadan xanuun oo ku badan hooyooyinka uurka leh. Fadlan aqriso adigoo Linkga ku dhufanaya. 1. Introduction 2. Assessment of Blood Pressure in Pregnant Women 3. Proteinuria durig Pregnancy 4. Diagnostic Criteria of Preeclampsia & Eclampsia Journal ka dhowr ciwaan oo kale ayuu… Continue reading Pre-eclampsia & Eclampsia

Published
Categorized as News

Clinical Practice Guideline Revision: Management of Hyperbilirubinemia in the Newborn Infant 35 or More Weeks of Gestation

In ka badan 80% Caruurta ayaa u nugula in ay qaadaan Jaundice taasoo u baahan in xili hkre la aqoonsado lana daweeyo si loo yareeyo khatarta Caafimaad oo ay u geysan karto Ilmaha gaar ahaan Maskaxda. Guideline kaan wuxuu Update u yahay uuna badalayaa Guideline kii 2004 ta ee Prevention and Management of Hyperbilirubinemia in… Continue reading Clinical Practice Guideline Revision: Management of Hyperbilirubinemia in the Newborn Infant 35 or More Weeks of Gestation

Impact of Routine Childhood Immunization in Reducing Vaccine-Preventable Diseases in the United States

Cilmi baaristan cusub oo lagu daabacay joornaalka American Association of Pediatrics ayaa waxa lagu baaray saameynta uu talaalka ku leeyahay hoos u dhaca Cudurada la talaalo ee Caruurta ku dhaca. Cilmi baarayaasha waxay baareen 14 Cudur oo kamid ah cudurada talaalka looga hortago ee Caruurta ku badan sida Jadeecada, Xiiq dheerta, Cagaarshowga, Dabeesha, Oofwareenta iyo… Continue reading Impact of Routine Childhood Immunization in Reducing Vaccine-Preventable Diseases in the United States

Published
Categorized as News

Do Individual Surgeon Preferences Affect Procedural Outcomes?

Cilmi baaristan oo bishaan October 2022 lagu dabacay Joornaalka Annals of Surgery ayay Authors ku baareen in wax xiriir ah ka dhaxeeyaa Natiijada (Guusha) Qaliinka iyo Waxyaabaha dhakhtarka u goonida ah. Tusaale: waxay fiiriyeen Kala duwanaanshaha qalabka, farsamada iyo waxyaabaha dhakhtar walba u goonida ah. Gabagabadii ayay ogaadeen in xiirir uu ka dhaxeeyo; hadaba Halkan… Continue reading Do Individual Surgeon Preferences Affect Procedural Outcomes?

Published
Categorized as News

Maxaan ka baran karnaa China (Childhood Cancer)

Kansarka Caruurta wuxuu ka mid yahay Kansarada dhibka weyn ku haaya dunida gaar ahaan wadamada soo koraya. Cilmi baarayaal Chinese ah ayay waxya baareen Cancer registry ga 31 province oo China ka tirsan iyagoo ujeedkoodu ahayd inay ogaadaan Cancer incidence in childhood iyo xiriirka ka dhaxeeya dhaqaalo xumada, danka danta yar iyo kansarka caruurta. Fadlan… Continue reading Maxaan ka baran karnaa China (Childhood Cancer)

Published
Categorized as News

What’s New in Hip Replacement

Maqaalkan Cusub waxaa lagu soo aruuriyay Macluumaad cusub oo joornaalo kala duwan daabaceed bilihii lasoo dhaafay. waxyaabaha article ka kujira waxaa kamid ah: patient factors in relation to outcomes of hip replacement Surgical factors in relation to outcomes iyo qodoba kale oo muhiim ah. Fadlan halkan kasii aqri Article ka oo dhameystiran.

Published
Categorized as News

After Metformin, Which Medication Should Be Next for Patients with Type 2 Diabetes?

Metformin waa daawada ugu badan ee bukaanada Type 2 Diabetes qaba loo qoro ama lagu bilaabo marka xanuunka lagu ogaado. Si sokorta bukaanka loo koontoroolo hadii Metformin ay shaqeyn wayso maxaa xal ah> Daawadee second line ah? Fadlan aqri study-gan la magac baxday Glycemic reduction in type 2 diabetes oo dhawaan NEJM lagu daabacay.

Published
Categorized as News

Acute Pancreatitis: How much Fluid should we give?

Cilmi baaristan cusub oo lagu daabacay Joornal ka NEJM bishan September 2022 ayay authros ku waxay baareen sida ugu haboon ee fluid rehydraiton loogu sameynayo bukaanada qaba Acute Pancreatitis. Fadlan halkan ka aqriso Cilmi baarista oo dhameystiran.

Published
Categorized as News
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.