After Metformin, Which Medication Should Be Next for Patients with Type 2 Diabetes? Metformin waa daawada ugu badan ee bukaanada Type 2 Diabetes qaba loo qoro ama lagu bilaabo marka xanuunka lagu ogaado. Si sokorta bukaanka loo koontoroolo hadii Metformin ay shaqeyn wayso maxaa xal ah> Daawadee second line ah? Fadlan aqri study-gan la magac baxday Glycemic reduction in type 2 diabetes oo dhawaan NEJM lagu daabacay.