Fadlan ka aqriso Article kan oo dhameystiran Joornaalka dabaacay oo ah Canadian Medical Association Journal https://www.cmaj.ca/content/194/36/E1243
Fadlan ka aqriso Article kan oo dhameystiran Joornaalka dabaacay oo ah Canadian Medical Association Journal https://www.cmaj.ca/content/194/36/E1243
Clinical Guidelines ka waa waxa haga practice ka health profesional ka. Guidelines kan waxaa soo aruuriyay NEJM Guideline Watch waxayna ka kooban yihiin 12 Guideline oo ay kamid yihiin 1. New Surviving Sepsis Guideline 2. Updated Comprehensive Heart Failure Guideline 3. Updates on GERD Management halkan ka download gareyso
Waa Case report oo haweeney 39 jir ah taas oo Acute pelvic pain loo geeyay Isbitaalka iyadoo 14 usbuuc uur leh. Ka Aqri Case ka oo dhameystiran journala CMAJ Halkan ka aqriso Articleka
Waxaa soo baxay October 2022 Issue Journal of Orthopedic Trauma; Journal ka ayaa kamid ah kuwa ugu fiican Orthopedic ga waxaana daabaco OTA. Halkan ku dhufo si aad u aqrisato Articles ka
September 2022 JAAOS Waxaa soo baxay Issue Cusub oo journal ka JAAOS oo kamid ah joornaalada ugu fiican Orthopedic-ga waxaana Issue gan kujira Articles interesting ah sida article hoose iyo kuwa kale oo badan. Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release Halkan ku dhufo si aad u aqrisato Issue gan
Cudurka Ebola ayaa maanta oo Talaada ah la iclaamiyay inuu ka dilaacay dalka Uganda gaar ahaan magaalada Mubende oo ku taal bartamaha dalkaas ; Ebola waa cudur dhif ah kana mid ah cudurada sida dhaqsida ku faafaa. Sida ay xaqiijiyay Machadka baaritaanada Virus yada ee Uganda waxaa xanuunkan laga helay nin 24 sano jir ah;… Continue reading Cudurka Ebola oo ka dilaacay dalka Uganda
© MOH Somalia Horudhac Sanad kasta maanta oo kale 17 ka September waxaa loo dabaal dagaa maalinta Badqabka bukaanka si kor loogu qaado wacyigelinta, ku baraaruga bahda caafimaadka halista la xiriirta adeega caafimaadka iyo dhibaatooyinka ka imaada. Waa Maxay Badqabka Bukaanka? Badqabka Bukaanka waxaa lagu qeexaa “in laga hortago in dhibaato ay soo gaarto bukaanka”;… Continue reading Maalinta Badqabka Bukaanka
Bogan hoose waxaad ka heli kartaa Orthopedic Evidence Articles kuwaas oo soo koobaya, falanqeynaya Journals ka waaweyn articles ka ay daabacaan OrthoEvidence
Waa Cilmi baaris Cusub oo 15ka bishan September 2022 lagu daabacay JAAOS taas oo ka hadleysa sida loo xero/tolo nabarka (facsciotomy wound) kadib Compartment syndrome. Compartment Syndrome waa Xaalad deg deg ah kuna dhacda lugaha, gacmaha iyo meelo kale oo jirka ah una baahan in si deg-deg ah qaliin fasciotomy ah (Jeexid/dilaacin) loogu sameeyo si… Continue reading Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release
Halkan waxaad ka heleysaa Journals ka ugu caansan taqasusyada Qaliinka, Haweenka, Caruurta iyo Cudurada guud. New England Journal of Medicine (NEJM) Lancet Annals of Surgery Annals of Medicine American Academy of Pediatrics BMJ American Journal of Obstetrics & Gynaecology British Journal of Obstetrics & Gynaecology Circulation Injury Waxaa sidoo kale linkgan ka heleysaa Journals-kii… Continue reading Major Non-Orthopedic Journals