Do Individual Surgeon Preferences Affect Procedural Outcomes?

Cilmi baaristan oo bishaan October 2022 lagu dabacay Joornaalka Annals of Surgery ayay Authors ku baareen in wax xiriir ah ka dhaxeeyaa Natiijada (Guusha) Qaliinka iyo Waxyaabaha dhakhtarka u goonida ah.

Tusaale: waxay fiiriyeen Kala duwanaanshaha qalabka, farsamada iyo waxyaabaha dhakhtar walba u goonida ah.

Gabagabadii ayay ogaadeen in xiirir uu ka dhaxeeyo; hadaba Halkan ka aqriso Cilmi baarista

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.