Acute Pancreatitis: How much Fluid should we give? Cilmi baaristan cusub oo lagu daabacay Joornal ka NEJM bishan September 2022 ayay authros ku waxay baareen sida ugu haboon ee fluid rehydraiton loogu sameynayo bukaanada qaba Acute Pancreatitis. Fadlan halkan ka aqriso Cilmi baarista oo dhameystiran.