Maxaan ka baran karnaa China (Childhood Cancer)

Kansarka Caruurta wuxuu ka mid yahay Kansarada dhibka weyn ku haaya dunida gaar ahaan wadamada soo koraya.

Cilmi baarayaal Chinese ah ayay waxya baareen Cancer registry ga 31 province oo China ka tirsan iyagoo ujeedkoodu ahayd inay ogaadaan Cancer incidence in childhood iyo xiriirka ka dhaxeeya dhaqaalo xumada, danka danta yar iyo kansarka caruurta.

Fadlan halkan kasii aqriso Cilmi baaristan

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.