Clinical Practice Guideline Revision: Management of Hyperbilirubinemia in the Newborn Infant 35 or More Weeks of Gestation

In ka badan 80% Caruurta ayaa u nugula in ay qaadaan Jaundice taasoo u baahan in xili hkre la aqoonsado lana daweeyo si loo yareeyo khatarta Caafimaad oo ay u geysan karto Ilmaha gaar ahaan Maskaxda.
Guideline kaan wuxuu Update u yahay uuna badalayaa Guideline kii 2004 ta ee Prevention and Management of Hyperbilirubinemia in Newborn Infants aged or more than 35 weeks of gestation.
Halkan ka aqriso Article ka oo dhameystiran.
Fadlan la wadaag Asxaabtaada si ay Update u ahaadaan ugana badbaadino Caruur badan oo Soomaaliyeed Complications ku dhici lahaa.
