Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ๐ž๐ž? Waa Cabirka loo guuray ee lagu qiyaaso dareenka Bukaanka iyoย  Natiijada daaweynta iyo Qaliinka loo sameeyay! ๐๐š๐ญ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐‘๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ž๐ ๐Ž๐ฎ๐ญ๐œ๐จ๐ฆ๐ž ๐Œ๐ž๐š๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ (๐๐‘๐Ž๐Œ๐ฌ) waa Halbeeg lagu cabiro Xaalada Caafimaad ee bukaanka sida heerka xanuunka, Awooda wax qabsiga Shaoqoyinka maalin laha ah (Sida Dhar xirashada, Shaleysiga, Fadhiga, Socodka, Suuliga, Salaada, iwm), Dareenka Maskaxeed, Heerka walwalka iyo… Continue reading Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)

Nabraha Sokorowga ee Cagta (10 Talo oo looga hortago)

Sida aan wada ognahay Xanuunka Sokorow ga ayaa kamid noqday Xanuunada ugu badan ee Maalin walba Dhakhaatiirtu arkaan iyadoo uu yahayna waxa labaad ee ugu badan ee loo jaro Lug shilalka kadib! Nabraha waxay ka bilaabmaan dareen kii Cagta oo yaraada iyo dadka sokorta mudo qaba oo dhiiga gaaraya lugahooda yaryahayย  kadibna qofkii oo aan… Continue reading Nabraha Sokorowga ee Cagta (10 Talo oo looga hortago)

Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (June 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka (JAAOS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal-ka AAOS (June 2024)

Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (June 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (June 2024)

Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (June 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan June 2024, Issue 7 ka Journal waxaa lagu daabacay 36… Continue reading Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (June 2024)

Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (May 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan May 2024, Issue 6 ka Journal ka daabacay 31 Articles… Continue reading Maxaa ka cusub Journal-ka International Orthopaedics ee SICOT (May 2024)

Saameyn Intee ah ayuu Sigaarka ku leeyahay halista Infekshanka iyo Raysashada Lafta?

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan May 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo… Continue reading Saameyn Intee ah ayuu Sigaarka ku leeyahay halista Infekshanka iyo Raysashada Lafta?

Tilmaamaha Bukaan socodka ee Isbitaalka

Bukaano badan ayaa is weydiiya markey Isbitaalka aadayaan: Intee ka bilaabaa? Meeqa Saac tagaa? Maxaa horay u qaataa? Meeqo saac ayay igu qaadanee? Meeqo lacag ah ayaa igu baxeysa? iyo Su’aalo kaloo badan. Waxaan shaki ku jirin in bukaanka iyo bukaan la socodkaba uu kujiro walwal kaasoo ay sabab u tahay Xanuunka haaya iyo Su’aalaha… Continue reading Tilmaamaha Bukaan socodka ee Isbitaalka

Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (April 2024)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Maxaa Cusub Bishaan April 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo… Continue reading Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (April 2024)

Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeyn doonaa Articles-ka ay daabacaan Joornaalada ugu waaweyn Orthopaedic-ga caalamka, Articles-kaas oo ah ugu waaweyn ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Waxaan xooga saari doonaa Joornaalo ay ka mid yihiin: Journal of the American Academy of… Continue reading Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

ยฉ 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.